Home » Archives by category » Serie A (Page 55)
Sidee loo kala hogaaminaya gool dhalinta horyaalka Seri A……..

waa sidee  lkala  sareynta hoggaaminayo gooldhalinta horyaalka Serie A xilli ciyaareedkan halkaan hoose ka eeg:- Andrea Belotti (Torino) 25-gool iyo 4-caawin. Edin Dzeko (Roma) 25-gool iyo 4-caawin. Gonzalo Higuaín (Juventus) 23-gool iyo 2-caawin. Mauro Icardi (Inter Milan) 21-gool iyo 8-caawin. Dries Mertens (Napoli) 21-gool iyo 5-caawin.

Continue reading …
Miyaad Paulo Dybala ku doorsan lahayd Wilfried Bony ?, City oo sidaas samaysay

Kooxda Manchester City ayaa ka baaqsatay qaadashada Weeriryahanka Kooxda Juventus Paulo Dybala laba xilli Ciyaareed ka hor.   Sida ay ogaatay Jariirada Mirror, Kooxda City ayaa u gaartay xiddiga reer Argentina Dybala aduun lacageed dhan £ 30-million, hase ahaatee go,aansatay in ay u dhaqaaqdo Weeriryahanka Kooxda Swansea City Wilfried Bony.   Agaasimaha Waaxda Isboortiga ee […]

Continue reading …
Kooxda ugu wanaagsan horyaalka Serie A oo la soo saaray.

waxaa la soo saaray kooxda ugu fiican horyaalka Serie A dalka Talyaaniga waxaana ka soo muuqday xiddigo waa weyn. horyaalka Serie A ayaa laga ciyaaray kulamadii 33-aad hoos ka eeg  shaxda. Pierluigi Gollini [Atalanta] Cristian Zapata [Milan] Francesco Acerbi [Sassuolo] Manuel Pasqual [Empoli] Kwadwo Asamoah [Juventus] Jose Callejon [Napoli] Jorginho [Napoli] Joao Pedro [Cagliari] Gerard Deulofeu [Milan] […]

Continue reading …
Kaddib bar barihii Derby della Madonnina Inter oo u dhaqaaqaysa hogaamiyaha macangaga ee,,,

Kaddib bar barihii Kooxda Inter Milan 2-2 ay la galeen Kooxda mataanteeda ee AC Milan ayaa keentay in Macalin Stefano Pioli laga joojin doono shaqada Kooxdiisa.   Nerazzurri ayaa mar kale dib u furi doonta wadahadaladii ay kula jirtay Hogaamiyaha Kooxda Atletico Madrid Diego Simeone, kaddib markii ay ku guuldaraysteen in ay badiyaan kulankii Derby […]

Continue reading …
Jesus Navas oo beeca Xorta ku imaan doona mid ka mid ah Kooxah italian Serie A

Cayaariyahan Jesus Navas ayaa diyaar u ah inuu aqbalo heshiis seddex sanno ah uu ugu dhaqaaqi doono Kooxda Roma marka uu dhamaado qandaraaskiisa Kooxda Manchester City, ka hor dhamaadka Xilli Ciyaareedkan.   Kooxda Kubada Cagta ee Giallorossi ayaa wakiiladeeda u dirsan doonta Magaalada Manchester City, si ay wadahadalo ula furtaan wakiilada Cayaariyahan Jesus Navas, kaas […]

Continue reading …
kulankii u dhaxeeyay kooxaha Ac Milan iyo Inter Milan oo ku soo gaba gaboobay bar baro 2-2.+SAWIRO

Kulankii Derby della Madonnina ayaa barbaro 2-2 ku dhammaaday, iyadoo kooxaha Inter Milan iyo AC Milan oo is mari waayeen. AC Milan ayaana goolka barbaraha la timid 97’daqiiqo ciyaarta oo dhammaad ah, oo xitaa ay dhammaadeen daqiiqadihii lagu kordhiyey ciyaarta. waxaa ciyaartan daawanaye milkiiliyasha cusub ee iibsaday kooxda Ac Milan iyagu ka muuqatay farxad dheerad […]

Continue reading …
Safafka rasmi ah ee ay garoonka ku soo gali doonaan maanta kulanka Derby della Madonnina kooxaha Inter Milan iyo AC Milan ::

Inter: Handanovic; D’Ambrosio, Medel, Miranda, Nagatomo; Gagliardini, Kondogbia; Candreva, Joao Mario, Perisic; Icardi Milan: Donnarumma; Calabria, Zapata, Romagnoli, De Sciglio; Kucka, Sosa, Mati Fernandez; Suso, Bacca, Deulofeu

Continue reading …
Gianluigi Buffon iyo Sami Khedira oo laga reebay safka Kooxda Juventus

Laacibiinta kala ah Gianluigi Buffon iyo Sami Khedira ayaa laga saaray xulka Kooxda Juventus, ka hor kulanka ay la qaadan doonaan Kooxda Pescara.   Labada ciyaaryahan ayaa la nasiiyay ka hor kulanka Arbacada ee lugta labaad quarter-final-ka tartanka Champions League, xilli ay la Ciyaari doonto Kooxda Cimaaliqada Spain ee Barcelona.   Bionconeri ayaa u yeertay […]

Continue reading …
Xiddigaha losoo xulay kulanka Derby della Madonnina ee AC Milan iyo Inter Milan oo lasoo saaray

Roberto Gagliardini ayaa ku soo laabtay safka Kooxda Inter kulanka Derby della Madonnina, kaddib sedexdii kulan ee lasoo dhaafay uu Kooxda ka maqnaa.   Gagliardini ayaa ku dhaawacmay 4-tii April kulankii guuldarada xambaarsanaa ee Smapdoria, kaddib dhaawac dhanka canqowga, hase yeeshee hada diyaar u ah in uu kasoo muuqdo kulanka Derby della Madonnina.   Rossoneri […]

Continue reading …
Kulamada maanta iyo caawa laga ciyaarayo horyaalada kala duwan sida Spain, England iyo Talyaniga…

1:30: Inter ? – ? AC Milan 16:00Cagliari ? – ? ChievoVerona 16:00Fiorentina ? – ? Empoli 16:00Genoa ? – ? Lazio 16:00Palermo ? – ? Bologna 16:00Pescara ? – ? Juventus 16:00Roma ? – ? Atalanta 16:00Torino ? – ? Crotone 19:00Sassuolo ? – ? Sampdoria 21:45SSC Napoli ? – ? Udinese Spain Deportivo La […]

Continue reading …