Home » Archives by category » Soomaalida
Kabtanka Soomaaliya oo FIFA ku tilmaamay kuwa Tuugo ah, kaddib markii ay xadeen,,,+COD

Kabtanka Soomaaliya oo FIFA ku tilmaamay kuwa Tuugo ah, kaddib markii ay xadeen,,,+COD

Kaddib markii ay dhawaan soo dhamaatay codaytii Cayaariyahanka ugu fiican aduunka sanadii tagtay ee 2016, ee FIFA, kabtanka xulka qaranka Soomaaliya Xasan Cali Roble Babaay ayaa sheegay in FIFA ay ka been abuurtay magaciisa.   Anigoo ah Maxamed C/laahi Axmed (Digireey) kana mid ah qorayaasha shabakada Goolasha.net ayaan qadka Telefoonka wax kaga waydiiyay, kaddib markii […]

Wararkii Ugu dambeeyay ee Maanta :  Diego Costa oo iskaga hayaami doona Chelsea? Marseille oo isku diyaarineysa inay dalab kale ka gudbiso Payet, Petr Cech oo kalsooni ku qabo in Ozil iyo Sanchez ay saxiixi doonan heshiis cusub iyo Weliba Man City oo £100 Milyan ku dooneysa  Messi.

Kulan Wacan oo Wanaagsan dhamaan Aqristiyaasha Goolasha.net meel kasta oo Adduunka ka joogtan waxaan idin leenahay maalin wanaagsan, Halkaan waxaan idinku soo gudbineena qaar ka mid ah wararkii ugu dambeeyay maanta.   Kooxaha Barcelona , iyo Atletico Madrid oo ku dagaalamaya saxiixa weeraryahanka kooxda Chelsea ninka la yiraahdo Diego Costa. Costa ayaa lagu soo waramaya […]

Continue reading …
Garsoorasha heerka Caalami ee dalken soomaaliya oo maanta ka ambabaxay magalada Muqdisho, hadaba inteeh ku sii jeedan..+DAAWO SAWIRADA

Qaar kamid ah Garsoorayasha heerka Caalami ee dalkena Soomaaliya ayaa manta ka ambabaxay caasimada Magaalada Muqdisho ayagu ku sii jeeda wadanka aan darisk aa nahnay ee D,Jabuuti. Kooxda ka dhisan Dalka Jabuuti ee lago magacaabo Telecom ayaa la ciyaari doonta kooxda ka socota wadanka Sudan ee Al Mariikh waana is reeb reebka koobka Jamacada Carabta […]

Continue reading …
Dhageyso: Xaalada Goolhaye Axmad Cabdalla oo ka soo reyneysa iyo Goolasha.net oo wareysatay

Tafatiraha Goolasha.net Maxamed Cabdi Muudey ayaa wareysi ka qaaday goolhayahii hore ee qaranka Somaliya iyo kooxaha Elman iyo Jeenyo Axmed Cabdalla Macalin oo baxnaano cafimaad u joogo dalka Turkiga . 6-dii bishan ayuu Axmad Cabdalla ka safray Muqdishu si looga soo daweeyo dalka Turkiga  iyadoona wax yeelo ay ka soo gaartay risaas ku dhacday jirkiisa […]

Continue reading …
Waa kuma Kabtanka Kooxda Jeenyo?. Wax ka ogow Tariikhdiisa oo kooban iyo Noloshiisa Qaaska ah..+DAAWO SAWIRO.

Magaciisa Buuxa waa Maxamuud Cabdi Nuur Wuxuu ku magac dheeryahay (Mayman) Wuxuu ku dhashay: Beydhawo ee Gobolka Baay. Meyman ayaa kusoo bar baaray Marko oo ka tirsan gobalka Shabeeleda-Hoose. Xidigan ayaa kubadiisii kasoo bilaabay xeebta weyn ee magaalada Marko, Meyman ayaa lagu tiraya Xiddigaha ugu xawaaraha badan  ama oradka looga haray, dhalin yarada xafada ay […]

Continue reading …
Kooxd Elman oo munaasabd doorasha u qabatay tageerayasheda

Tageeraysha kooxda Elman ayaa maanta qabsadeen kulan doorasho ah ,oo lagu dooranay gudoomiyaha koowad iyo kan labaad ee tageeraysha kooxda Elman . kabtanka qaranka Somaliya Xasan Cali Babaay ,Shakur Aala ,Afdheera iyo qaar ka mid ah ciyaaryahanda kooxda Elman ayaa goobt kula hadleen tageerayshii ka soo qeeb galeen doorasha . Maxamed Cabdiqadir ayaa ugu danbeyntii […]

Continue reading …
“xaasaska ay qabaan, caruurta ay dhaleen, iyo wax waliba oo ku saabsan Nolosha gaarka ah ee xiddigaha Somalida.

Arimaha Qoyska mar waliba waa wax u qaas ah qofka, mana jirto qof jecel in uu faqa kala dhaxeya familkiisa uu faafiyo, sidaa darteeda waxaan qalinka u qaadanaynaa warbixin dheer oo dhinacyo badan taabanaysa islamarkaana ka hadlaysa xiddigaha soomaalida iyo qoyskooda. Qoyska marka aan leenahay kala ma jeedno guriga uu kusoo barbaaray, balse waxaan beegsan […]

Continue reading …
Waa kuma shaqsiga gacan weyn ka geestay mustaqbalka kabtanka kooxda Banadir sports Club Daadir Amiin Cali(Daada) hadaba wax ka ogow Daahir Bulhan wax qabadka uu ka geestay hormarinta ciyaaraha dalka.+DAAWO SAWIRADA

Daahir ciise ( Daahir bulhan) waa shaqsi soomaaliyeed misna gacan weyn ka geystay hormarinta ciyaaraha dalka Soomaaliya iyo dhalinta somaaliyeed. Daahir ayaa Aas Aasay accademy badan waxaana uu ka sameeyay Muqdisho, Nairobi iyo London halkaas oo uu kusoo saaray ciyaaryahano soomaaliyeed. Xarumaha tababareed ee uu aas aasay ayaa kala ah Wish Academmy oo uu ka […]

Continue reading …
Goolhaye Axmed Cabdalla Macallim oo gaaray Magaalada Istanbul ee dalka Turkey

Goolhayihii xulka qaranka Soomaaliya iyo kooxaha Elman iyo Jeenyo Axmed Cabdalla Macallim ayaa ka dhoofay Madaarka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho galabnimadii Jimcaha.   Cayaaraiyahan Axmed Cabdalla ayaa saamayn ku yeeshay Weerarkii lagu qaaday Maqaayada Liido Sea Food 21-kii bishii Janaayo sanadii tagtay ee 2016-ka, hase ahaatee hada lo qaaday Turkiga si halkaas logu soo daaweeyo […]

Continue reading …
Aqriso Hal ku dhugyadii tageeraysha ee sagootinta Ahmed Cabdalla

Tageeryashii ka soo qeeb galeen xafladii sagootinka ee Ciyaarahafm u sameysay Axmad Cabdalla ayaa waxaa ka mid ahaa 1-Ahmed Abdalla you will always live in our hearts as our hero. 2- We will never forget Ahmed abdall’s valuable contribution to Somali National Team . 3-Get well soon our prayers are with you Ahmed Abdallla 4-Axmed […]

Continue reading …
Page 1 of 38123Next ›Last »
?>