Home » Archives by category » Soomaalida (Page 2)
Elman oo guul ku furatay tartanka General Daa’uud halka bar baro ay wada galeyn Saxafi Fc iyo Waxool.

Kulamo qeyb ka ah tartanka koobka General Daa’uud ayaa galabta lago ciyaaray garoomada kala ah Banadir Stadium iyo  Jaamacadaha kuwaaso u dhaxeeyay kooxaha Elman vs Savaana sido kale Waxool iyo Saxafi Fc. Kulankii ugu xiisaha badana wuxuu ka dhacay garoonka Jaamacadaha ee degmada Hodan kaa uu u dhaxeeyay kooxaha Elman iyo Savaana kulankan ayaa ku […]

Continue reading …
Daawo:Filim laga diyaarayay Habeenkii ka iftiinka badnaa  malaayiin maalin

30 Sano kadib ayaa lagu ciyaaray magalada mugadishu xili habeen ah iyadoona ciyaarta ay aheyd fiinalaha koobka tartanka Dagmooyinka . Daawo filinkan oo taabanayo dhinacyo badan

Continue reading …
Maxaad ugu baahan tahay inaad ka ogaato kulamada galabta laga ciyaare doona koobka General Daa’uud, Elman vs Savaana sido kale Waxool vs Saxafi Fc.

Kulamo ka tirsan tartanka General Daa’uud ayaa galabta la ciyaare doona kuwaaso lagu kala dheeli doona garoomada kala duwan ee Jaamacadaha iyo Banadir Stadiu, (EX Koonis). Kooxaha  Elman iyo Savana ayaa galaba kuwada ciyaare doona garoonka Jaamacadaha ee degmada. Ciyaartan ayaa ah mid aad u xiiso badan labadan kooxod ayaa qeyb ka ah kooxaha ka […]

Continue reading …
11 xiddig oo U qalma in ay matalaan xulka Qaranka somaaliya Mustaqbalka Dhaw.

Dhawr sano kasta waxaa lasii saadaaliyaa marka aan joogo dunida kubbadda cagta xiddigaha wanaagsan ee usoo baxaya xulalka, sidoo kale waxaa lasii bar calaamadeystaa kuwa noqon kara hoggaamiyayaasha, hasa yeeshee dunida ciyaaraha qaybteeda Afrika arrinkaas lagama tixgaliyo.   Waxaa jirta in xiddigo badan ay ka fadhiisanayaan kana duqoobeen xulka Qaranka Soomaaliya, mana jirto cid iswayddiisay […]

Continue reading …
DEG DEG: koobka General Daa’uudka oo daaha laga rogi doona maalinta…………….

Tartanka Koobka General Daa’uud ayaa daaha laga rogi doona maalinta Jimcaha ay taariiqda ku began tahay 15-09-17. Sida  ku xusan  jadwalka isku aadka ee koobkan  in la ciyaarayo maalinkii  labo kulan oo ka tirsan tartankan  kuwaas oo ka kala dhacaya garoomada Jaamacadaha iyo Banadir Stadium. Sanadkii ugu dambeyay koobkan waxaa ku guuleysatay kooxda Jeenyo xiligaas […]

Continue reading …

kulan wacan saaxibyaal,waxaa halkaan idin kugu soo gudbin doonaa warrakii ugu danbeeyay ee ciyaaraha Somalida iyo Caalamka. HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARKA

Continue reading …
DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda,maanta oo Axadd ah,9-10-2017

kulan wacan saaxibyaal,waxaa halkaan idin kugu soo gudbin doonaa wararkii ugu danbeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaaryahanada maanta oo khamiis ah. HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARARKA

Continue reading …
Waxaa dhawaan magaalada muqdisho soo gaari doono Injineero dhameystiraya Iftiiminta Garoomada kala ah Jaamacadaha iyo Banaadir  kuwa oo nalal waa weyn lago xire doona.

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta ayaa shaaca ka qaaday in uu heer gabagabo ah marayo qorshe balaaran oo muddo socday oo nalal waaweyn lagula rakibayo garoomada kubada Cagta, waxaana dhawaan dalka soo gaari doona Injineero u dhashay dalka Jarmalka oo howshaas u xil saaran.   War saxaafadeed uu soo saaray agaasimaha warfaafinta xiriirka kubada cagta […]

Continue reading …
Waaberi oo ku guuleysatay Tartanka degmooyinka mudo kadib.+sawiro

Degmada kubadda cagta Waaberi ayaa ku guuleysatay tartanka degmooyinka gobolka Banadir. Degmooyinka kala ah Waaberi iyo Hodan ayaa xaley kulan xiiso badan kuwada yeeshay garoonka Banadir Stadium ee degmada Cabdicasiis waana markii ugu horeysay habeen lagu ciyaaro koonis tani iyo bur burkii. Qeybtii hore ciyaarta ayaa lagu kala nastay 2-0 ay ku hor kaceyso degmada […]

Continue reading …
Markii ugu Horeysay burburka kadib Somaliya habeen Bonooni lagu ciyaari doono caawa

Waxaa lagu hanwenyahay in caawa la so gaba gabeeyo k.oobka dagmooyinka sanada 2017 ee maalmahan ka socday magalada Mugadishu .   Dagmoyinka Hodan iyo Wabari ayaa waxey wada ciyaari doonaan ciyaarta kama danbeysrta iyadoona ciyaarta galabta shanta galabinimo xiliga Mugdishu Ay bilaaban doonto .   Waa Markii ugu horeysay Burburka kadib oo xili habeen ah […]

Continue reading …