Home » Archives by category » Soomaalida (Page 23)
Madaxweynaha xiriirka kubadda cagta qaaradda Africa oo soo gaaray caasimada magaalada muqdisho.+SAWIRO

Madaxweynaha xiriirka kubbadda cagta qaaradda Afrika Axmed Axmed ayaa  socod ku maraya qaar kamid ah garoomada caasimada magaalada Muqdisho isagu is weyn loo soo dhaweyay. Gudoomiye Axmed ayaa  xilkan loo  doortay 16-Maarso 2017, isagoo xilkan kala wareegay Issa Hayatou oo horay u maamulayay xiriirka kubbadda cagta qaarada Afrika intii u dhaxaysay 10-March 1998-2017. gudoomiyaha xiriirka […]

Continue reading …
TOOS u daawo: Manchester United vs Chelsea – LIVE

Manchester United – Chelsea

Continue reading …
Madaxwaynaha Xiriirka Kubada Cagta Qaarada Africa oo berri Muqdisho imaan doona

Madaxwaynaha Xiriirka Kubada Cagta Qaarada Africa ee CAF Ahmad Ahmad ayaa la filayaa in maalinnimada berri uu soo gaari doono caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdisho.   Madaxwayne Ahmad Ahmad oo u dhashay dalka Madagascar ayaa 16-kii bishii tagtay ee March lagu doortay Magaalada Adis-ababa ee caasimadda waddanka Ethopia, kaddib markii uu ka adkaaday Madaxwaynihii mudda […]

Continue reading …
RASMI: kulanii saaxiibtinimo u dhaxeeyay Xulka Qaranka iyo kooxda Banadir Sports Club oo baaqday, SABAB?…….

Waxaa si rasmi ah u baaqday kulankii saaxiibtinimo u dhaxeeyay Xulka Qaranka iyo kooxda Banadir Sports club kaasoo lagu balansana in ay bari kuwada ciyaaran garoonka Jaamacadaha ee Dagmada Hodan. Kulanka ayaa sugayay taageerayal badan kuwaaso rabay ineey arkan qaab ciyaareedka xulka Qaranka Soomaaliya. Xulka ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay  wuxuu iskugu diyaarinaya ka qeyb galka  […]

Continue reading …
Taagerayasha  kooxda Banadir Sports Club  oo War farxda leh uu usoo yaarey markii la shaaciyay waqti ay garoomada kusoo noqonayan qaar ka mid ah Xidigaha kooxda oo dhaawac ugu maqnaan naadiga.

Waxaa war wanaagsan uu usoo yeraya qaar ka mid ah taagerayasha kooxda Banaadir S, C markii la shaaciyay waqtiyada ay dib garoomada ugu soo noqon doonan qaar ka mid ah Xidigaha kooxda oo dhawacyo kaga maqnaa kooxda kullamadii ugu danbeyay. Daadir Amiin Cali (Daada) oo ah kabtanka kooxda Banadir Sports Club ayaa uu dhaawac soo […]

Continue reading …
Daawo: Diyaargarowga qaranka Somaliya

Daawo warbixin uu ka diyaariyay tafatiraha Goolasha.net xulka qaranka Somaliya oo tabarkiisii ugu danbeyay ku sameynaya garoonka Jamacadaha ee magalada Mugadisho .  

Continue reading …
Kooxaha Elman,Heegan Iyo Jeenyo Oo Ku Guleystay Abaalmarinadii Bishii Maarso Horyaalka Soomaliya

Kooxaha kubbadda cagta Elman,Heegan iyo Jeenyo ayaa ku guleystay abaalmarinadii Bisha Maarso Horyaalka Soomaliya 2016-2017.   Macalinka hogaamiyo kooxda kubbadda cagta Elman Robert Mayanga ee u dhashay dalka Uganda ayaa guleystay abaalmarinta Macalinka bishii Maarso,ka dib markii ay kooxdiisa elman bandhig wanaagsan lasoo baxday horyaalka Soomaliya 2016-2017.   Mayanga oo elman hogaaminaya tan iyo bishii […]

Continue reading …
Maxamuud Cabdi Nuur (Mayman) oo ka hadlay rajada ay ka qaban horyaalka heerka koowad ee dalka Soomaaliya xili ciyaareedkan 2016-17 iyo xaalada kooxda Jeenyo…….

Kooxda kubada cagta ee Jeenyo ayaa sanadkan la  kulantay jahwarer kala kuwan kaas oo kalıfay ın ay ka mıd noqdan kooxaha meel dhaxadka kaga jıra horyaalka Soomaalıya ololahan 2016-17. Hada waxay ku jıraan kaalınta Lıxaad ee kala sareynta horyaalka hakadka ku jıra ee Soomaalıya balse waxa jırta rajo ay qabaan qaar ka mıd ah Cıyaartoyda […]

Continue reading …
RASMI: Cabdi Casiis Homey oo isaga tagay kooxda Dekedda fc.

Ciyaaryahan Cabdicasiis Hoomey ayaa saxaafada uu xaqiijiyay in uu isaga hayaamay kooxdiisa Dekedda fc kadib markii khilaaf uu soo kala dhaxgaly isaga iyo maamulka kooxda. Xiddigan ayaa naadiga Dekada kaga soo biiray kooxda Saxafi oo haatan ka ciyaarta horiyaalka heerka labaad ee dalka soomaaliya sanadii 2016-kii. Kooxda Dekedda ayaa xili ciyaareedkan lasoo wareegtay ciyaartooy badan […]

Continue reading …
Xulka Qaranka Soomaliya iyo Kooxda Banaadir SC oo galabta Ciyaari doona kulan,,,

Xulka qaranka Soomaliya iyo kooxda Banaadir SC ayaa ciyaar xiiso band oo saaxiibtinimo kuleh garoonka jaamacaha degmada,xili xidgo badan oo Banaadir SC ay kasoo muuqandoonaan saf ciyaareedka xulka qaranka.   Wiilasha xulka qaranka ayaa sanadka ka qeyb galaya koobka chan oo ah koobka labaad ee laga ciyaaro qaarada afrika waxaana ciyaaro ciyaartooyda ka ciyaartooyda horyaalada […]

Continue reading …