Home » Archives by category » Soomaalida (Page 3)
RASMI: Cabdikariin Cabdala Qubaaye oo iskaga tagay kooxda Dekeddafc.

RASMI: Cabdikariin Cabdala Qubaaye oo iskaga tagay kooxda Dekeddafc. Xidiga u ciyaara kooxda Dekkeda ee Cabdi kariim Cabdala Qubaaye ayaa gabi ahanba isaga dhaqaajiyay kooxdiisa Kadib markii uu shegeey in isfaham waa uu soo kale dhax-galay isaga iyo maamulkiisa. Qubaaye ayaa Dekedda kaga soo biiray kooxda Horseed xidigan ayaa kooxdiisa Dekedda ka caawiyay in ay […]

Continue reading …
Deg Deg: 35-sanno kaddib Ciyaartii Fiinaalaha tartanka Degmoyinka oo la rabay in caawa la Ciyaaro oo,,,

War saxaafadeed kasoo baxay maamulka Sportiga gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in uu baaqday kulan Ciyaareedkii adkaa ee u dhexeeyay Degmoyinka Waaberi iyo si la mid ah Degmada Hodan, kaas oo ahaa kama danbaysta tartanka Degmoyinka gobolka Banaadir.     Ciyaarta kama danbaysta ee Degmoyinka Waaberi iyo Hodan ayaa sida uu ahaa qorshaha xiriirka soomaaliyeed ee […]

Continue reading …
RUN miyaa in oradyahan Maxamed Da’uud ku goostay dalka England

Gudoomiyadda ciyaaraha fudud DRS: Qadiijo Aadan oo beenisay in uu orodyahan Maxamed Daa’uud ku goosay Londan UK. DAAWO WARBIXNTAN UU KA DIYAARIYAY Maxamed CABDI MUUDEY  

Continue reading …
Xasan Wiish: Waxaan Deeq Waxbarasho oo Heer Jaamcadeed ah U Helnay 129 Ciyaartoy

Guddoomiyaha Ciyaaraha Gobolka Benaadir ahna Garsoore heer Caalami Xasan Aadan Xaaji Yabarow “Wiish” oo aan la yeelannay wareysi gaar ah ayaa noo xaqiijiyay in 129-ciyaaryahan oo ka qeybgalay taranka degmooyinka gobolka Banadir ay u heleen deeqa waxbarasho oo heer jaamacadeed misna lacag la’aan ah.   Illaa 129-ciyaartow oo ka mid ah 391-ciyaaryahan oo ka qeybgalay […]

Continue reading …
Somalia oo markii Ugu horeysay la ciyaari doonto Brazil

Waxaa la qabtay xafladdii qori tuurka Koobka Adduunka ee kubad caga yaraha waxana lagu qabtay Tunisia. Xulka Kubadcag Yaraha Soomaaliya ayaa ka mid noqday Group C waxaana ay kuwada jiraan xulalka Somalia, Brazil, Russia iyo Bosnia. Cayaarta Koowaad Somalia waxay la cayaari doonto Brazil 8 Oct 2017. Cayaarta labaad Somalia waxey la cayaari doonto Ruushka […]

Continue reading …
DEG DEG: Ciyaaryahan Bakar oo galabta wacdaro ku dhigay kooxdiise hore Horseed.

Kulan saaxiibtinimo oo u dhaxeeyay kooxaha Banadir Sports Club iyo Horseed ayaa galabta ka dhacday garoonka Banadir Stadium ee degmada Cabdicasiis kaa uu ku soo dhamaaday 4-1 ay guusha ku raacday wiilasha Banadir. Ciyaartan ayaa aheyd mid aad u xiiso badan labada kooxod ayaa soo bandhigay kubada ay aad u jecleystan taageerayashii imaaday garoonka. Kooxda […]

Continue reading …
DAAWO SAWIRADII: Kulankii shaley u dhaxeyay degmooyinka kala ah Hodan iyo Kaaran.

kulan ka tirsan tartanka degmooyinka gobolka Banadir ayaa galabta ka dhacay garoonka Banadir Stadium ee degmada Cabdicasiis kaa uu u dhaxeeyay degmooyinka kala ah Kaaran iyo Hodan. Ciyaartan ayaa aheyd mid aad u xiiso badan qeybtii hore ayaa lago kala nastay 1-0 ay ku horkaceyso degmada Kaaran. Markii dib la isku soo laabtay degmada Hodan […]

Continue reading …
CODEYN: Degmadii ku guuleysan karta tartanka degmooyinka ee Gobolka Banadir Waabari vs Hodan.

Labada degmo ee kala ah Waabari iyo Hodan ayaa iskugu imaaday final-ka tartanka degmooyinka Gobolka Banadir. Waabari ayaa sanadkii saddexaad oo xariir ah imaaneysa Final-ka Degmooyinka balse nasiib daro labadaas sano waa laga qaaday koobka. Hodan waa markii ugu horeysay ay soo gaarto Final-ka Tartanka Degmooyinka. Codkada waa inuu muhiim hoos ka soo dhiibo.

Continue reading …
DEG DEG: Degmada Hodan oo gaartay Final-ka tartanka Degmooyinka xili ay la ciyaareyso degmada.

kulan ka tirsan tartanka degmooyinka gobolka Banadir ayaa galabta ka dhacay garoonka Banadir Stadium ee degmada Cabdicasiis kaa uu u dhaxeeyay degmooyinka kala ah Kaaran iyo Hodan. Ciyaartan ayaa aheyd mid aad u xiiso badan qeybtii hore ayaa lago kala nastay 1-0 ay ku horkaceyso degmada Kaaran. Markii dib la isku soo laabtay degmada Hodan […]

Continue reading …
Karaan VS Hodan yaa galabta soo gaari doono Finaalka

Dagmooyinka Karaan iyo Hodan ayaa Galabta ku Balansan Lugta labaad ee Wareega Afar dhamadka Taranka Dagmooyinka Gobalka Banadir .   Hodan ayaa kulankii ugu Danbeeyay Waxey ka soo Badisay Dagmada Shibis Halka Dakmada Karaaan Ay soo Garacaday Dharkenlay .   Tartanka Dagmooyinka Gobalka Banadir Sanada 2017 Waxa la Soo gabagabeyn doonaa Maalinta Qamiista ee So […]

Continue reading …