Home » Archives by category » Spanish-Primera-Division
Barcelona oo ka Fiirsaneysa inay si lama filaan ah Ula Soo Wareegto Ciyaaryahan Ka tirsan Southampton.

Barcelona oo ka Fiirsaneysa inay si lama filaan ah Ula Soo Wareegto Ciyaaryahan Ka tirsan Southampton.

BOOQASHO: 10   Kooxda Barcelona ayaa waxaa lagu soo waramaya inay u dhaqaaqayso saxiixa daafaca Midig ee kooxda Southampton ninka la yiraahdo Cedric Soares, waxaana la leeyahay waxay u dhaqaaqaysa marka uu furmo suuqa kala iibsiga ee xagaaga soo socda.   Kooxda reer Spain ayaa la fahamsan yahay inay suuqa ugu jirto si ay u […]

Atletico Madrid oo Diyaar u ah inay iska Iibiso Kevin Gameiro, Haddaba Sababta Maxay tahay?

BOOQASHO: 17 Kooxda Atletico Madrid ayaa waxaa la sheegaya inay iska iibineyso xagaagan weeraryahankeeda Kivin Gameiro.   29 jirkaan reer France ayaa wuxuu Vicente Calderon soo caga dhigtay bishii July, Isagoo Adduun dhan £35 milyan kaga yimid kooxda Sevilla.   xiddigan ayaa dhaliyay Lix gool 21 kulan oo uu u saftay kooxda isbuuci ugu dambeeyay. […]

Continue reading …
Maxaa Ka Jira in Man United ay Dalab Weyn ka Gudbinaysa Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Real Madrid Toni Kroos? Macquulse Ma Tahay in ay Gacanta ku Dhigto Red Devils Xiddigan?

BOOQASHO: 6 Sidan hore idinku sheegnay Manchester United ayaa diyaar u ah inay dalab weyn ka gudbiso Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Kooxda Real Madrid Toni Kroos.   The Sun ayaa sheegtay in Red Devils ay gacanta ku dhigi kartay xiddigan koobka Adduunka ee 2014 ku guuleystay xilli ciyaareedkii 2013/2014, balse Kroos ayaa markaasi doortay inuu […]

Continue reading …
Jurgen Klopp oo iska indha tiri doona ku biirista Kooxda ugu fiican,,

BOOQASHO: 13 Macalin Jurgen Klopp ayaa iska laalay in uu noqon doono bedelka hogaamiyaha Kooxda Barcelona Luis Enrique, si uu qayb uga noqdo Kooxda Nou Camp.   Sida ay baahisay Jariirada Mirror, Tabaraha Kooxda Blaugrana Luis Enrique ayaa lumiyay kalsoonida Jamaahiirta Kooxdiisa, kaddib markii ay ku oriyeen kulan Ciyaareedkii ay xalay la qaateen Kooxda FC […]

Continue reading …
Griezmann, Gotze, Chamberlain, Lukaku, Marquinhos, Klopp” Wargaysyada iyo wixii ay ka qoreen

BOOQASHO: 14 -Weeriryahanka Kooxda Atletico Madrid Antoine Griezmann ayaa u sheegay Macalinkiisa Diego Simeone in dhamaadka Xagaagan uu ku biiri doono Kooxda ugu guulaha badan England ee Manchester United(The Sun)   -Hogaamiyaha Kooxda Lyon Jean-Michel Aulas ayaa soo bandhigay qiimaha uu ku nasaqi karo adeega kalyantigiisa Alexandre Lacazette kaasi oo dhan £40m (L’Equipe).   -Liverpool […]

Continue reading …
DAAWO SAWIRADA, Dhamaan Xiddigihii kubada cagra ee u dabaal degay Maalinta Jacaylka

BOOQASHO: 87 14-ka bisha February waa maalin ay dadka reer galbeedka u asteeyeen Maalita Jacaylka aduunka, xilli ay saamayn xogan ku yeelatay Kubadii Cagta ee aduunka.   Laacibka Khadka dhexe ee Kooxda Manchester United Bastian Schweinsteiger iyo gacalisadiisa Ana Ivanovic ayaa si fiican u xusay Maalinta Jacaylka Aduunka ee Valentine’s Day.   Xiddigo badan oo […]

Continue reading …
kulamadii shalay ee spain iyo rikooradooda

BOOQASHO: 17 = Samuel Umtiti ayaa 127-baas uu sameeyey xalay kulankii lagens ay kooxdisa Barcelona la yeelatay ayaa waxa guuleysatay 124-kamid ah mana jiro daafac kale oo sidaani sameeyey horyaalka Spain 197% waa uu guuleystay baaskiisa.   =Neymar Jr ayaa lagu galay shan rigoore xili ciyaareedkani wana xidiga ugu badan ee sidaa sameeya dhamaan shanta […]

Continue reading …
Shaxda Rasmiga ah ee Kulanka Barcelona vs Leganes.

BOOQASHO: 16 Barcelona : Ter Stegen, Roberto, Umtiti, Mathieu, Digne, Rafinha, Gomes, Rakitic, Neymar, Suarez, Messi.   Keeydka: Cillessen, Pique, Denis Suarez, Iniesta, Alcacer, Alba, Alena.   Leganes : Herrerin, Tito, Siovas, Mantovani, Diego Rico, Alberto, Moran, El Zhar, Gabriel, Szymanowski, Guerrero   Keeydka: Champagne, Machis, Bueno, Diaz, Insua, Lopez, Luciano

Continue reading …
Real Madrid Iyo Barcelona oo ku dagaalamaya Xiddiga Kooxda Monaco.

BOOQASHO: 24   Labada Kooxood ee ka dhisan horyaalka La Liga isla markaana xifaaltanka weyn uu ka dhaxeeyo, Barcelona iyo Real Madrid ayaa isku heeysta Xiddiga kooxda Monaco wiilka la yiraahdo Bernardo Silva.   Wararka ayaa sheegaya in Kooxda caasimada ka dhisan ee Real Madrid ay ka faa’ido badan tahay Barcelona.   Madaxweynaha Kooxda Real […]

Continue reading …
Lionel Messi oo markaan ku wajahan Kooxda Premier League ee,,,

BOOQASHO: 40 Manchester City ayaa isku diyaarineysa u dhaqaaqista Laacibka Kooxda Barcelona Lionel Messi, ka hor dhamaadka ololahaan.   Wararka ka imaanaya gudaha wadanka England ayaa sheegaya in Kooxda maalqabeenada Carbeed ee Sky Bule ay dib u bilaabi doonaan xiisihii ay u qabeen Cayaariyahanka reer Argentina ee Lionel Messi.   Jariirada Daily Mirror ayaa warinaysa […]

Continue reading …
Page 1 of 192123Next ›Last »
?>