Home » Archives by category » Suuqa
Dele Alli Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ku Biirayo kooxaha Manchester United Ama Real Madrid. hadii……

Dele Alli Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ku Biirayo kooxaha Manchester United Ama Real Madrid. hadii……

Dele Alli ayaa lagu soo waramayaa in loo balanqaaday inuu u wareegayo Manchester United ama Real Madrid, iyadoo wakiiladiisa ay ku doonayaan saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee Tottenham Hotspur.   21 jirkaan ayaa lagu soo waramayaa inuu ku jiro qaab ciyaareedka shaqaaleynta wakiil cusub, taasoo keentay cabsida ka taagan madaxda kooxda Spurs isagoo sheegay inuu […]

Arsenal oo heshay daafac da’yar kaa uu ka ciyaara horyaalka,,,,,,,,,

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay qarka u saaran tahay inay daafacaan  Harold Moukoudi xilli ciyaareedka soo socda kento garoonkeda.   Moukoudi ayaa waxaa lagu tilmaamaa inuu ka mid yahay xiddigaha ugu fiicnaa France ka dib markii uu kasoo muuqday akadeemiga kooxda ka dib markii uu ka soo biiray Paul Pogba iyo Dimitri Payet. Sida […]

Continue reading …
Olivier Giroud oo dalab ka helaya mid kamid ah kooxaha Primear League.

Tababaraha Everton Ronald Koeman ayaa lagu soo waramayaa inuu u dhaqaaqi doono weeraryahanka Arsenal Olivier Giroud marka uu suuqa kala iibsiga furmo bisha Janaayo.   Kooxda Toffees ayaa ka mid ah seddexda kooxood ee xiisaha u leh 30-sano jirkan xagaaga, waxaana ku wehliya kooxda Lyon iyo kooxda  West Ham United.   Giroud ayaa dhawaan qirtay […]

Continue reading …
Kevin de Bruyne oo doonaya inuu wadahadalo la furo kooxda Man City.

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester City Kevin de Bruyne ayaa soo jeediyay inuu rajeynayo inuu wadahadalo u furo mustaqbalka dhow.   De Bruyne ayaa xilli ciyaareedkii hore ka soo muuqday garoonka Etihad Stadium tan iyo markii uu ka soo wareegay kooxda Wolfsburg bishii August 2015, isagoo 23 gool iyo caawino badan oo ka caawiyay 97 […]

Continue reading …
Barcelona oo loo ishaaray wadada ay kuheli karaan xiddig mudo ay ku raad-joogeen

Naadiga Liverpool oo u muuqata mid ka dabcisay caadadiski badnaa kooxda Barcelona kadib markii ay ka hari wayday saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Philipe Coutinho. Aaron Rodgers Cal Bears Jersey Barcelona oo ilaa haatan ka quusan la saxiixashada xiddiga reer Brazil ee Philipe Coutinho inkasta oo Liverpool ka diiday 3 dalab oo waaweyn. Air Jordan […]

Continue reading …
Pep Guardiola oo Arsenal u sheegay in ay iska ilaaban Janaayo Raheem Sterling.

Macalinka Kooxda Manchester City Pep Guardiola  ayaaa Kooxda Gunners u sheegay in ay iska ilooban Ciyaaryahankiisa Raheem Sterling. Gunners ayaa City  weydisatay arrimo ku saabsan Weeraryahanka reer Engalnd bishii dhaweyd markaas oo aheyd waqtigii uu furnaaa suuqa Kala iibsiga. City ayaa tiri ‘Maya’ Sterling, iyadoona sheegtay in aysan dooneynin in heshiiska ay ku doonayaan Super […]

Continue reading …
Barcelona oo markaan afka aadisay Kooxda Chelsea, kaddib markii laga soo xirtay Albaabo badan

Barcelona ayaa u dhaqaaqaysa saxiixa Cayaariyahan Willian, Nike Air Max 95 si ay bedel ugu dhigto Neymar, NIKE LUNAREPIC FLYKNIT kaas oo lacagihii abid ugu badnaa ugu dhaqaaqay Kooxda reer Faransa ee PSG.   Kooxda reer Catalania ee Blaugrana ayaa u muuqata mid ku guuldaraysatay saxiixyada Philippe Coutinho iyo Ousmane Dembele, Air Jordan 7 hase […]

Continue reading …
Everton oo bartilmaameed ka dhiganeyso Joshua King oo bedelay u noqon doono Romelu Lukaku.

Tababaraha Everton Ronald Koeman ayaa lagu soo waramayaa inuu diirada u saaran yahay inuu bisha Janaayo u dhaqaaqo weeraryahanka Bournemouth Joshua King isagoo doonaya inuu buuxiyo booskii uu ka tagay Romelu Lukaku. Toffees ayaa ku guuldareysatay inay u soo bandhigto bedelka xiddiga reer Belgium, kaasoo ku biiray Manchester United xagaagii soo dhaafay 75 milyan oo […]

Continue reading …
Mesut Ozil oo lafilayo in uu qandaraaska u kordhiyo Arsenal, waxaana uu isha ku haya kooxo badan ay kamid tahay……..

28 jirkaan khadka dhexe ee Gunners inuu mar kale xiriir la yeesho Jose Mourinho, tababarihiisa intii lagu jiray waqtigiisii Real Madrid. Xidiga heerka caalami ee Qaranka Germany ayaa qandarashaka uu ku jiro koxda reer London waxa uu ku egyahay xagaagan waxana laga cabsi qabaa in uu si faree ah uga tago kooxd walalo ey raacdo […]

Continue reading …
Atletico Madrid oo udhaqaaqday Diego Costa kahor kulanka Chelsea.

Atletico Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay qorsheyneyso inay dhameystirto heshiis ay kula soo wareegeyso Diego Costa xilli ciyaareedka soo socda si ay weerarka uga hor tagaan taageerayaasha ka hor kulanka Champions League ee ay wajahayaan Chelsea. Rojiblancos ayaa ku dhow inay heshiis la gaarto xiddiga heerka caalami ee dalka Spain, kaasoo la filayo inuu […]

Continue reading …
Page 1 of 133123Next ›Last »