Home » Archives by category » Suuqa (Page 126)
Liverpool oo ku dhaw saxiixa Robertson

Kooxda Liverpool ayaa raadineyso daafaca Hull City ee Andrew Robertson si ay xagaaga soo adan wax ugu badalaan shax dooda. Reds-ka ayaa soo bandigtay lacagaha ay ku baadigoobeyso Robertson Waxa ayna la diyaartay 8 milion sida lagu daabacay Daily Mail. Jurden Klopp ayeey u furantahay in laacibka Caalamiga ah ee reer Scotland uu la soo […]

Continue reading …
Arsenal oo raadineysa badalka Ozil

Kooxda Arsenal ayaa ku dhaw in ay u dhaqaaqdo qadka dhexe ee Barcelona Arda Turan sida lagu qoray CNN Turk iyo The Sun. Laacibkaan Caalamiga ah ee reer Turkish ayaan qeyb ka aheyn Safka Macalin Luis Enrique taasoo keeni karta in uu u dhaqaaqo naadiga Waqiiyiga London iyo Horyaalka Preimier League. 30-jirkaan oo  xagaagan ku […]

Continue reading …
City oo ku soo biirtay tartanka Antonio Griezmann

Kooxda Manchester City ayaa ku soo biirtay tartanka loogu jiro keenista Atletico Madrid weeraryahankeeda Antoine Griezmann horyaalka Preimer Leagea sida uu ku wararmayo Warsidaha Daily Mail. Xidigaan Caalamiga ah ee reer France ayaa kooxaha Manchester United iyo Chelsea waxaa laga yaaba in ay ku qarash gareeyaan lacago dhan £75 million taasoo keeni karta in ay […]

Continue reading …
Ronaldo oo baaq u diray ciyaaryahanka Robert Lewandowski , talow maxeey tahay baaq ma hanjabaad mise…..

Cristiano Ronaldo ayaa doonaya inuu arko  laacibka kooxda Bayern Munch Robert Lewandowski isaga xiran fanaanada kooxda  Real Madrid , sida laga soo xigtay AS. Weeraryahanka reer Portugal ayaa la sheegay inuu u sheegay weeraryahanka Bayern Munich intii lagu guda jiray kulankii u dhaxeeyay kooxaha Bayern Munich iyo Real Madrid kulan ka tirsan tartanka Champion League […]

Continue reading …
Kooxda Liverpool oo laga soo diiday dalab ku aadan laacibka kooxda Real Madrid, hadaba maxeey tahay sababta

kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa ku adkaatay soo qaadashada laacibak khadka dhexe kooxda Real Madrid Marco Asensio iyadu u soo bandhigaty qiimo dhan £42m) balse kooxda Cad cadka ayaa ka soo biyo diiday lacagahaas waxeyna ku rabta laacibkeeda iney ku iibiso aduun dhan €50 million sida ay qoreysa  AS. 21-sano jirkan u dhashay dalka Spain ayaa waayo fiican […]

Continue reading …
Sama Fiinaalka tartanka Champion League’ Derby Madrid, Monaco iyo Juventus

Waxaa Magaalada Nyon ee Wadanka SwitzerlandIsku lagu sameeyay isku aadka Sami fiinaalka tartanka Horyaalada Yurub ee Uefa Champions League, xilli uu kasoo baxay Derby Madrid.   Kulanka Madrid Derby ayaa noqon doona sida muuqata mid cadaawadiisa wata, xilli la ogson yahay in labada Koox ay ku kulmeen fiinaalkii xilli Ciyaareedkii hore garoonka San Siro, kaas […]

Continue reading …
Arsena Wenger oo daafac muhiim u ah ka hilay horyaalka Germany…….

Tababaraha kooxda kubadda cagta Arsenal ee Arsena Wenger ayaa kalsoone ku qaba ciyaaryahanka kooxda Schalke’s  04 oo daafaca ugu ciyaara inuu la soo saxiixdo  si badal ugu noqdo Kolasinac oo dhaawacyo hareeyay sida waxaa maanta daawaceysa majalada  (Daily Mirror) Sead Kolasinac oo u dhashay  dalka Germany ayaa waayo fiican ku qaadanay kooxda kubadda cagta ee […]

Continue reading …
Macalinka kooxda Tottenham  Mauricio Pochettino oo indha ku haaya xiddig  halis badan kaaso u ciyaara kooxda Marseille.

Tottenham ayaa diirada saareysa inay xagaaga u dhaqaaqdo ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Marseille Florian Thauvin ah, sida laga soo xigtay RMC Xidigan ayaa hore ugu soo ciyaaray kooxda heerka labaad ka ciyaarta  horyaalka Premiership ee Newcastle United wuxuuna hada aad u doorbidaya inuu ku sugnaado kooxdiisa Marseille waxaana sido kale nasiib u yeeshay in lagu […]

Continue reading …
Blaise Matuidi oo raba inuu iskaga hayaamo kooxda Paris Saint-Germain xili ay u gacan haatinayan kooxaha kala ah……

Laacibka khadka dhexe kooxda Paris Saint-Germain Blaise Matuidi ayaa raba inuu iskaga hayaamo kooxda reer france xili ciyaareedkan sida ay qoreyso majalada Le Parisien. Xidigan u dhashay dalka France ayaa loo soo bandhigay heshiis cusub oo kooxda kula sii joogayo balse laacibkan ayaan ku faraxsaneyn sii joogista garoonka ay ku ciyaarto kooxda ee Parc des […]

Continue reading …
kooxda kubadda cagta Chelsea oo ku dhaw ineey la soo saxiixato laacibka kooxda Monaco.

kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa rabata ineey la soo wareegto xiddiga kooxda Monaco ee Mbappe kaaso wacdaro ka dhigayo kooxdiisa xili ciyaareedkan sida ay qoreyso majalada RMC. Mbappe ayaa kooxdiisa Monaco u soorta galiyay ineey u soo baxday wareega xiga tartanka Champion League xili ay ka taqaloseyyn kooxda ka imaata horyaalka Germany ee borussia dortmund. Laacibkan ayaa noqday laacibkii […]

Continue reading …