Home » Archives by category » Suuqa (Page 3)
Dani Carvajal oo heshiis waqti dheer ah u saxiixay kooxda Real Madrid.

Daafaca Real Madrid Dani Carvajal ayaa heshiis cusub u saxiixay kooxda ilaa 2022-ka.   25 jirkaan ayaa qandaraaskiisa haatan uu heystaa seddex sanno, lakiin Madrid ayaa haatan heshiiska u kordhisay qeyb ka mid ah istaraatiijiyadii ay ku dooneysay inay soo xerogeliso ciyaartoydooda ugu sareeya shanta sanno ee soo socota.   “Real Madrid CF iyo Dani […]

Continue reading …
Jose Mourinho oo war la yaab leh u sheegay Weyn Rooney,Tallow maxay tahay?…

Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa soo jeediyay in Wayne Rooney uu ku soo laaban karo kooxda Man United.   Rooney ayaa dhameystiray abaalmarinta 13-sano ee Old Trafford intii lagu jiray suuqa kala iibsiga xagaaga, isagoo ka sarre maray Sir Bobby Charlton isagoo noqday ciyaaryahanka ugu goolasha badan kooxda Manchester United ka hor inta uusan […]

Continue reading …
Reds oo iska diraysa Lovren, xilli lacago badan ay ku qarash garayn doonto suuqa

Hogaamiyaha Kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa wax badan ka bedeli doona xaalada daafac ee Kooxdiisa, ka hor bisha Janaayo.   Klopp ayaa ku guuldaraystay in uu lasoo saxiixdo daafaca Kooxda Southampton United Virgil van Dijk intii uu furnaa suuqii tagay, hase ahaatee hada lacago badan ku qarash garayn doona si uu u helo bartilmaameedyadiisa.   […]

Continue reading …
Milinkovic-Savic oo bartilmaameed u ah Kooxaha Blues, City iyo United

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Kooxda Lazio Sergej Milinkovic-Savic ayaa soo jiitay indhaha qaar ka mid ah Kooxaha Premier League.   Shabakada Daily Mail ayaa sheegeysa in Kooxaha Manchester City iyo Chelsea ka mid yihiin naadiyada lala xiriiirinayo adeega 22-sanno jirka kooxda Lazio Milinkovic-Savic, kaas oo hada ku jira qaab Ciyaareed quruc badan.   Xiddiga heerka […]

Continue reading …
Toby Alderweireld oo ku digtay Kooxaha Chelsea iyo Inter Milan

Daafaca dhexe ee Kooxda Tottenham Hotspur Toby Alderweireld ayaa sheegay in uu iska diiday dalabyo kaga yimid qaar ka mid ah Kooxaha qaarada Yurub.   Xiddiga heerka Caalami ee Wadanka Belgium Toby Alderweireld ayaa u sheegay Jariirada TalkSport in uu dalabyo ka helay Kooxaha Chelsea iyo si lamid ah Kooxda reer Talayaani ee Inter Milan. […]

Continue reading …
Arsenal oo qiimo qaali ah kusoo qaadan doonta bedelada Sanchez iyo Ozil

Kooxda Kubada Cagta ee Arsenal ayaa si la yaab le mar kale ugu dhaqaaqaysa saxiixa garablaha Kooxda Juventus Juan Cuadrado, ka hor bisha Janaayo.   Xiddiga heerka Caalami ee Wadanka Colombia Cuadrado ayaa aaminsan in la joogo waqtigii uu ka tagi lahaa Kooxda ugu guulaha badan Serie A, kaddib markii uu qayb ka noqon waayay […]

Continue reading …
Alvaro Morata oo shaaca ka qaaday inuu ku biire rabay kooxda Manchester United.

Weeraryahanka Chelsea Alvaro Morata ayaa shaaca ka qaaday in Manchester United isku dayday inay lasoo saxiixato ka hor inta uusan u dhaqaaqin Stamford Bridge xagaagaan.   United ayaa la ogsoon yahay inay suuqa ugu jirto weeraryahan sarre leh oo ka lumay Wayne Rooney iyo Zlatan Ibrahimovic oo ah kii ugu danbeysay ee uu kooxda dib […]

Continue reading …
Milan oo Weerar ku qaadaysa Barcelona si ay u hesho saxiixa Cayaariyahan,,,,

AC Milan ayaa indhaha la raacaysa daafaca midig ee Kooxda Barcelona Aleix Vidal, ka hor bisha Janaayo, sida ay sheegayaan wararka.   Kaddib dhaawicii Cayaariyahan Andrea Conti ayaa la ogaaday in ugu yaraan muddo lix bilood ah uu garoomada ka maqnaan doono, taas oo keentay in ay odorosaan xaalada Cayaariyahan Vidal.   Daafacii hore ee […]

Continue reading …
Andreas Pereira oo doonaya inuu qaab amaah ah ugu biiro kooxda Valencia,

Andreas Pereira ayaa shaaca ka qaaday inuu rajeynayo inuu xilli ciyaareedkii 2017-18 ku qaato Valencia amaah ahaan, inkastoo tababaraha Manchester United Jose Mourinho uu xaqiijiyay in Red Devils ay qandaraaska u dhigtay Xidigan. Isbuucii hore, Mourinho ayaa qirtay inuu ahaa “niyadjab” in Pereira uu go’aansaday inuu ku biiro Valencia, iyadoo tababaraha United uu doonayo inuu […]

Continue reading …
Josep Maria Bartomeu oo kalsooni ku qaba sii joogista xidiga Messi.

Madaxwaynaha Barcelona Josep Maria Bartomeu ayaa sheegay in aabaha dhalay Lionel Messi uu saxiixay qandaraas cusub oo uu ku kordhinayo xiddiga reer Argentina.   Blaugrana ayaa bishii July ku dhawaaqday in Messi uu heshiis afar sanno ah u saxiixay heshiiskiisa kaasoo la saxiixi lahaa isbuucyada soo socda, marka uu Messi dib ugu soo laabto kooxda […]

Continue reading …