Home » Archives by category » Wararka Maanta (Page 2)
Kooxda Garth Crooks ‘ee todobaadka: Kane, Morata, Coutinho, Eriksen, Sane,

Qabiirka caanka ah ee BBC Garth Crooks ayaa soo xushay kooxda ugu fiican horyaalka Primear League. Caadiyan waa shax uu sameyo marka ay dhacaan kulamo ka tirsan horyaalka primear League isago xidig walbo wax qabadkiisa uu sheego. hadaba shaxda hoos ka fiire. Goalkeeper – Simon Mignolet (Liverpool) Defender – Cesar Azpilicueta (Chelsea) Defender – Phil […]

Continue reading …
Falanqeynta kulanka u dhaxeeya kooxaha Banaadir sports club iyo Dekedda fc, kulan qeyb ka ah Tartanka General Daa’uud+Xog muhiim ah.

Kulan ka tirsan Tartanka General Daa’uud ayaa galabta la ciyaare doona kaa uu u dhaxeeya kooxaha Banaadir Sports Club iyo Dekedda kulankan ayaa lago balansan yahay inuu ka dhaco garoonka Banaadir Stadium ee degmada Cabdicasiis. Labadan koox ayaa lago tiriya kuwa ugu awood badan Horyaalka heerka koowad ee dalka Soomaaliya. Dekedda ayaa ku guuleysatay sanad […]

Continue reading …
Isku Aadka Tartanka Kubada Cagta Wariyeyaasha Gobolka Banaadir Ayaa Galabta La Sameeyay.

Waa tartankii ugu horeeyay oo wariyaasha isaga hor imaan doonaan taariiqada kubada cagta inta la ogsoonyahay Group A. 1-Radio Risaala. 2-Goobjog Tv.  3-Somaali caple Tv. 4-Saab Tv. Group B. 1-Universal TV. 2-Radio Simba. 3-Codka Gobolka. 4-Som News TV. Group C. 1-Radio Shabeele. 2-Horn Cable Tv. 3-SNTV. 4- Radio Mustaqbal. Group D. 1-Ciyaraha FM. 2- Radio […]

Continue reading …
Qoys wada dhashay oo iska saaciday in lagaraco kooxd  AC Milan

Duvan Zapata ayaa ka faa’ideystay qalad uu sameeyay ina adeerkiisa  Cristian Zapata xili kooxda  Sampdoria ay ku garacday  AC Milan2-0 horyaalka  Serie A. Daafac kooxda  Milan ayaa kubada xabadka u saaran ninka ay wada dhasheen ee wararka ugu ciyaaro kooxda Sampdoria. Ricky Alvarez ayaa ku sii daray goolka labaad waxaana sidaasi looga badiyay labo iyo […]

Continue reading …
Juventus oo afar todobaad weyn doonto difaac muhiim ah

Juventus ayaa xaqiijisay indaafaceda  Benedikt Howedes uu garoomada ka maqanaan doono mudo afar todobaad kadib markii dhaawac xaga muruqa uu soo gaaray . Ciyaaryahankan ayaa ku dhawacmay tabarkii kooxda ay sameyneysay waxaana lagu soo waramayaa in uu seegi doono kulumo muhim ah . Juventus ayaa guul muhiim ah ka gaartay kulankii ay la ciyaartay kooxda […]

Continue reading …
Jose Mourinho oo amaanay xidiga qeyb ka ah kooxdiisa.

Jose Mourinho ayaa amaanay Marcus Rashford ciyaartiisii ​​ugu fiicneyd ee Manchester United ka dib guushii ay ka gaareen Southampton galabnimadii sabtida.   Xiddiga heerka caalami ee dalka England ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed xooggan markii uu si fiican u soo jiitay weeraryahanki Romelu Lukaku, isagoo qeyb ka mid ah Red Devils 1-0 kaga badiyay South […]

Continue reading …

David De Gea- Manchester United Antonio Valencia- Manchester United Sead Kolasinac- Arsenal Shkodran Mustafi –Arsenal Joel Matip- Liverpool Midfielders Nemanja Matic- Manchester United Mario Lemina- Southampton Kevin De Bruyne- Manchester City Forwards Romelu Lukaku- Manchester United Sergio Aguero- Manchester City Mohamed Salah- Liverpool

Continue reading …
Ernesto Valverde oo ku qanacsan qaab ciyaareedka kooxda Barcelona.

Tababaraha kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa sheegtay in kooxdiisa ay qorsheyneyso inay si aad ah u shaqeyso ka dib markii ay ku bilaabatay si fiican xilli ciyaareedka horyaalka La Liga iyagoo guusha ka gaartay Girona.   Kooxda reer Catalan ayaa xagaagii niyad jab ku sameysay iyadoo lix kulan ka dhalisay lix gool oo horyaalka Spain […]

Continue reading …
Gudoomiyaha Gobolka Benaadir Taabti oo ka farxiyay bahweynta Sports, maxay tahay farxadaas.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit ayaa ka dalbaday Ciidamada AMISOM inay sida ugu dhaqsiyaha badan u soo wareejiyaan garoonka kubada Cagta ee Muqdisho Stadium. Labada dhinac ayaa ku heshiiyay sidii Guddi loogu saari lahaa qorshaha soo wareejinta garoonka, laguna soo wareejin lahaa Garoonka Muqdisho Stadium.. Gudoomiyaha Gobolka ayaa ka farxiyay dhamaan dadka jacel hormarka dalka Soomaaliya.

Continue reading …
Barcelona oo markaan afka aadisay Kooxda Chelsea, kaddib markii laga soo xirtay Albaabo badan

Barcelona ayaa u dhaqaaqaysa saxiixa Cayaariyahan Willian, Nike Air Max 95 si ay bedel ugu dhigto Neymar, NIKE LUNAREPIC FLYKNIT kaas oo lacagihii abid ugu badnaa ugu dhaqaaqay Kooxda reer Faransa ee PSG.   Kooxda reer Catalania ee Blaugrana ayaa u muuqata mid ku guuldaraysatay saxiixyada Philippe Coutinho iyo Ousmane Dembele, Air Jordan 7 hase […]

Continue reading …