Home » Archives by category » Wararka Maanta (Page 258)
Len-upka kulanka Barcelona VS Juventus

Barcelona: Ter Stegen; Sergio Roberto, Piqué, Umtiti, Jordi Alba; Rakitic, Busquets, Iniesta; Messi, Suarez, Neymar   Juventus: Buffon; Dani Alves, Bonucci, Chiellini, Alex Sandro; Pjanic, Khedira; Cuadrado, Dybala, Mandzukic; Higuain

Continue reading …
Daawo:Daadir Amiin Noloashiisa Gaarka iyo Waxyabaha uu jecelyahay

waxaad ku daawan kartaa muuqaalka soo socda nolashiisa gaarka ah laacibka kooxda Banadir Sports Clup Daadir Amiin cali .   Laacibka ayaan u waramaya barnaamijka xogta ee ka baxa talafashinka Astaansports ee fadhigiisa yahay magalada Mugadisho . DAAWO

Continue reading …
Thomas Muller Oo Si Weyn Uga Hadlay Ciyaartii Xalay

Thomas Muller ayaa daleeceen dusha u saaray garsoore Viktor Kassai iyo caawiyaashiisa kulankii xalay Bayern Munich ay isaga hartay tartanka Champions league kaasoo yiri ciyaarta waxaa ay ahady 10-Qof oo Bayern Munich ah iyo 14-Qof oo Real Madrid ah. Byern Munich ayaa 2-1 laheyd 90-kii daqiiqo ciyaarta loogu talgalay balse waxaa loo baahday daqiiqado dheeraad si […]

Continue reading …
PSG oo ku dhow in ay hishiis la gaarto Cayaariyahan,,,

Kooxda Kubada Cagta ee Paris Saint-Germain ayaa ku dhow in ay hishiis la gaarto Weeriryahanka Kooxda Arsenal Super Alexis Sanchez.   Xiddiga heerka Caalami ee Wadanka Chile Alexis Sanchez ayaa hishiiskiisa Kooxda Emirates Stadium uu ku eg yahay sanad Ciyaareedka 2018-ka, hase yeeshee Kooxda waqoyiga Magaalada London kasoo jeeda ee Gunners ayaa rabta in ay […]

Continue reading …
5-Wax yaabood oo ay Barcelona kusoo laaban karto iyo 5-Wax yaabood oo ay Barcelona kusoo laaban karin

Waxay u baahan yihiin kayar intay u baahnaayeen kulankii PSG   Kulankii hore oo ay Barcelona la yeelatay kooxda PSG waxay u baahneyd inay dhaliso ugu yaraan 4 gool say u aado waqtiga dheeraadka ah ee ciyaarta, balse kulankaan intaas uma baahna oo waxay u baahantahay in ka yar oo ah inay ka dhaliso kooxda […]

Continue reading …
waa kuma xiddiga saddexleyda ugu badan ka dhaliyay Champions League.

Kaddib saddexleeydii uu xalay dhaliyey Cristiano Ronaldo, kumaa saddexleeyda ugu badan ka dhaliyey Champions League isaga iyo Messi?. Cristiano Ronaldo ayaa xalay saddexleey ugu shubay Bayern Munich, waxaana ay saddexleeydaasi ahayd tiisii lixaad oo uu ka dhaliyo Champions League. Lionel Messi oo ka tirsan Barcelona ayaa saddexleey ka badan Ronaldo ka dhaliyey Champions League, waxaana […]

Continue reading …
HAL CIYAARYAHAN IYO HAL KOOX > Labaduba waxa ay gaareen min 100 gool!

Kooxda Atletico Madrid ayaa 100 gool ka dhalisay tartanka Champions League, halka Cristiano Ronaldo uu kaligiis 100 gool ka dhaliyey Champions League. habenkii xaley ayee u aheyd ciyaaryahankan habeen u wacan madamaama u dhaliyay goolkiise 100 ee tartanka Champion League taase ayaana keentay in kooxda Atletico Madrid ay iyadaba ka dhaliso 100 gool. kooxda Atletico Madrid ayaa […]

Continue reading …
kooxda Ac Milan oo dooneysa xiddigo waa weyn ineey la soo wareegto xili ciyaareedkan.

Kooxda Ac Milan ayaa maalmahaan wada dib u habeeeyn ,waxaana sidoo kale kooxdaan ay dooneysaa inay dib u habeeyn balaaran ku sameeyso kooxda. Milan waxaa la wareegay maalqabeeno reer China ah waxaana ay doonayaa inay kooxda usoo iibiyaan xidigo cusub, waxaa sidoo kale kooxda ay heshiisyo ka saxiixi rabrtaa qaar kamid ah xidigaha tayada leh […]

Continue reading …
kooxaha Man United iyo Chelsea oo isku heesta saxiix weyn, xili ay ku gacan sareyo kooxda…………….

Kooxaha Manchester United iyo Chelsea ayaa ku dagaalamidoonaan saxiixa ciyaaryahanka kooxda Monaco waxaana xidigaan ay la dhaceen bandhigiisa. Bernardo Silva ayaa kamid ah xidigaha ugu mihiimsan ee hada laga baadi goobayo suuqa kala iibsiga waxaana kooxaha xidigaan ku dagaalamayaan ay u egyihiin kuwa xidigaan cajiib ka dhigaya doonistiisa. Lama xaqiijin karo in kooxdiisa Monaco inay […]

Continue reading …
Maanta oo kale xiddigaha ay dhalashadooda ku beegan tahay.

Maanta waxa ay dhalashadiisa ku beegan tahay Rivaldo, kaasoo 45-sano jirsaday. Halyeyga reer Brazil ee Rivaldo ayaa xulkiisa qaranka u saftay 74 kulan, waxaana uu u dhaliyey 35 gool. Rivaldo waxa uu ku guuleystay xirfaddiisa 17 koob oo uu jiro koobka Adduunka oo uu la qaaday xulkiisa Brazil. Maanta oo kale sanadkii 2014-kii, kooxda Sunderland […]

Continue reading …