Home » Archives by category » Wararka Maanta (Page 3)
Juventus oo dishay cunug yar

Wiiil sagaal jir ayaa dhintay kadib maekii Birta goolka uu ku soo dhacay xili lagu gudo jiray ciyaaraha Akadhemiyada ee Juventus ee magalada  New York City. Sida ay dawacaday New York Daily News, Tommaso Cerase ayaa ka qeeb qadanayay tababarka Juve programme ee High School ee ka socday halka lagu magacaabo  West 50th Street. Waxuu isku […]

Continue reading …
Howedes oo kusoo bilaaban doona kulanka Viola, Marchisio, Khedira & De Sciglio oo ka maqan iyo Bernardeschi oo wajahaya Kooxdiisii hore ee,,

Benedikt Howedes ayaa ku soo laaban doona safka Kooxda Juventus ka hor kulanka Fiorentina, iyadoo Claudio Marchisio, Sami Khedira iyo Mattia De Sciglio ay weli ka maqan yihiin Kooxda Cajuusta.   Daafaca boosaska badan ee Howedes ayaa dhamaystiray saxiixiisa maalmihii u dambeeysay ee suuqa kala iibsiga Cayaartoyda ee bilowgii xagaagan, xilli la filayo in uu […]

Continue reading …
Messi oo iska jabiyay rikoor uu lahaa isaga

In uu jabiyo rikoor ma ahan wax ku cusub ciyaaryahan  Lionel Messi iyadoo uu iska jabiyay rikoor uu horey ugu sameysay horyaalka LaLiga .T Ciyaaryahankan ayaa dhaliyay sagaal gool gool shant kulan ee ugu horeysay ee horyaalka waana rikoor uu horey usameeyay 2011/12 .   DAAWO AFARTII GOOL EE XALAY UU KA DHALIYAY Eibar  

Continue reading …
Falanqeynta kulamada maanta laga dheeli doona tartanka General Daa’uud.+Xog ka qarsoon.

Kulamo ka tirsan tartanka General Daa’uud ayaa galabta lago balansan yahay in la ciyaaro waxaana fuuda is dari doona kooxaha kala ah Horseed vs Rajo sido kale OFC iyo Jamhuuriya kulamadan ayaa ka dhici doona garoomada kala ah Banadir Stadium ee degmada Cabdicasiis iyo Jaamacadaha ee Degmada Hodan. Kooxaha Horseed iyo Rajo ayaa galabta ku […]

Continue reading …
DEG DEG: Kooxda Heegan oo guul dirqi ah ka gaartay kooxda Dekedda.

Kulan ka tirsan tartanka koobka General Daa’uud ayaa galabta la ciyaaray kaa uu u dhaxeeyay kooxaha Heegan iyo Dekedda kulankan ayaa ka dhacay garoonka Banadir Stadium ee Degmada Cabdicasiis. Ciyaartan ayaa aheyd mid aad u xiiso badan labadan kooxod ayaa soo bandhigeyn kubad aad u heer sareyso qeybtii hore kulan ayaa lago kala nastay 1-0 […]

Continue reading …
Daawo Muuqaalkan dagaaladii ay sameyeen Messi, Ronaldo, Cavani, Neymar, Rojo, Lukaku, Kooxo iyo Garsoorayaal sanadan 2017

Kubada Cagta ayaa ah meesha ugu dareenka kulul bini’aadamka marka ay timaado xilliyada lagu jiro garoonka, taas oo Ciyaariyahanka uusan fiirinaynin Walaal, Qaraabo, Xigto, Diin iyo Midib.     Muuqaalka soo socda waxaad ku daawan doontaa qaar ka mid ah dhacdoyinkii ugu yaabka badnaa ee ka dhex dheca garoomada Kubada Cagta ku waas oo xitaa […]

Continue reading …
Kooxaha Real Madrid iyo Juventus oo kula dagaalamaya dhigooda Barcelona saxiixa Cayaariyahan,,

Kooxaha Real Madrid iyo Juventus ayaa kula dagaalamaya dhigooda Barcelona saxiixa Weeriryahanka Kooxda Liverpool Sadio Mane.   Blaugrana ayaa dhawaan ku guuldaraysatay helida adeega Cayaariyahan Philippe Coutinho, hase ahaatee markan u weecanaysa saxiixa qanaaska reer Senegal ee Mane, wallow Jurgen Klopp uu hore u sheegay in xiidigaha muhiinka ah aysan ka tagi doonin Anfield.   […]

Continue reading …
Arsenal iyo Liverpool oo qarka u saaran in bisha Janaayo ay la wareegi karaan Cayaariyahan

Wararka ka imaanaya England ayaa sheegaya in Kooxaha Arsenal iyo Liverpool ayaa ku dhow in ay la wareegaan Cayaariyahan Julian Draxler, ka hor bisha Janaayo.   Xiddiga heerka Caalami ee Wadanka Germany Draxler ayaa doonaya inuu ka tago kooxda Faransiiska ee PSG, kaddib markii ay suuqa ka sameeyeen saxiixii ugu qaalisanaa taariikhda kaas oo ah […]

Continue reading …
Wakiilo ka socda United oo gaaray Roma si ay usoo qaataan bedelka Pogba

Tababaraha Kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa doonaya in uu la soo saxiixdo ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Lazio Sergej Milinkovic-Savic, si uu qayb uga dhigo booska Cayaariyahan Pogba, oo la ogson yahay in uu dhaawac ku maqan yahay.   Jariirada Calciomercato.com ayaa ku waramaysa in Kooxda ugu guulaha badan England ay wada hadalo la […]

Continue reading …

Serie A Team of Week 4

No Comment
Serie A Team of Week 4

Inter, Juve and Napoli ayaa wali hogaaminayan horyaalja Serie A, iyadoo lagu dhawaqay 11 ciyaaryahan ee todobaadkan ugu wanagsan horyaalka Talyaaniga Samir Handanovic [Inter] Alessandro Florenzi [Roma] Milan Skriniar [Inter] Bastos [Lazio] Cristiano Biraghi [Fiorentina] Juan Cuadrado [Juventus] Davide Calabria [Milan] Lorenzo Insigne [Napoli] Paulo Dybala [Juventus] Dries Mertens [Napoli] Federico Chiesa [Fiorentina] Special Mentions: German […]

Continue reading …