Home » Archives by category » Wararka-Suuqa
Chelsea oo rajeyneysa inay gacanta kusoo dhigto xiddiga Atletico Madrid?

Chelsea oo rajeyneysa inay gacanta kusoo dhigto xiddiga Atletico Madrid?

  Kooxda Chelsea ayaa ceeysaneysa ciyaaryahanka garabka ugu ciyaara kooxda Atletico Madrid ee Yannick Carrasco.   Chelsea ayaa aad u xiiseyneysa ciyaaryahankan 23 jirka ah, waxayna tartan adag kala kulmeysa kooxaha Manchester United , Manchester City ,Bayern Munich , iyo Juventus.   Carrasco ayaa u saxiixay heshiis cusub kooxdiisa Atletico bishii October , wuxuuna qandaraaskiisa […]

Madaxweynaha Real Madrid Florentino Perez oo ka fiirsanaya inuu  € 75 Milyan kusoo qaato  Muller.

  Madaxweynaha kooxda 11 jeer heeysata horyaalka Champions League ee Real Madrid ninka la yiraahdo Florentino Perez ayaa si dhow isha ku haaya xaalada ciyaaryahanka Bayern Munich Thomas Muller.   Weeraryahanka 27 jirka ah ayaa si cad u sheegay inuu khaati tagan yahay inkastoo uu marmarsiyo ka dhigtay qaab ciyaareedka kooxda ee xilli ciyaareedkan.   […]

Continue reading …
Bayern Munich oo diiday in Xabi Alonso ay bedelkiisa soo qaadato Cayaariyahan,,,,

Carlo Ancelotti ayaa meesha ka saaray wararka sheegay in Kooxda Bayern Munich ay dooneysa inay la soo wareegto Cayaariyahan Marco Verratti.   Kooxda Jarmalka ee Bayern ayaa ka war qabta xaalada Cayaariyahan Xabi Alonso kaasi oo mustaqbalkiisa garoonka Allianz Arena uu gabo gabo ku dhow yahay.   Hogaamiyihii hore ee Kooxda Paris Saint-Germain Carlo Ancelotti […]

Continue reading …
Barcelona oo diiday inay iibiso Ivan Rakitic

Kooxda Kubada Cagta ee Barcelona ayaa si cad u sheegtay inaysan iibin doonin kalyantigeeda dhexe ee Ivan Rakitic.   Hogaamiyaha Kooxda Blaugrana Luis Enrique ayaa sheegay in weli Rakitic uu muhiim u yahay safkiisa, kaddib markii ay soo bexeen hadalo sheegaya in uu Nou Camp ka tagi doono.   Xiddiga heerka Caalami ee Wadanka Croatia […]

Continue reading …
Gabriel Jesus oo la shaaciyay in uu kasoo muuqan doono kulanka ay la qaadan doonaan Kooxda,,,+SAWIRRO

Manchester City ayaa u ogolaatay war qada Ruqsada ee Cayaariyahan Gabriel Jesus, kaddib markii uu dhawaan qayb ka noqday tababarka Kooxda Sky Blues.   Cayaariyahanka reer Brazil ee Jesus ayaa lagu wadaa in uu kasoo muuqan doono kulanka Axada ay la qaadan doonaan Kooxda Tottenham, xilli ay wajahayso dhibaatoyin dhinaca guuldaroyinka.   Sida ay ku […]

Continue reading …
Galatasaray oo dalab ka gudbineysa weeraryahanka Tottenham Vincent Janssen.

  Galatasaray ayaa isku diyaarineysa inay dalab u dirto weeraryahanka Kooxda Tottenham Vincent Janssen.   Majaladaha kasoo baxa Turkiga ayaa sheegaya in kooxda reer Turky ay aad u xiiseneysa xiddiga heerka caalami ee dalka Holland.   Janssen ayaa ku dhibtooday Tottenham tan iyo markii uu ka yimid kooxda AZ Alkmaar. Galatasaray ayaa waxay jeclaan lahayd […]

Continue reading …
Manchester United oo isha la raacaysa xiddig ka xamaashta horyaalka Ligue 1.

  Kooxda Manchester United ayaa waxaa lagu soo waramaya inay isku diyaarineyso in ay u dhaqaaqdo xiddiga daafaca biddix ee kooxda As Monaco wiilka la yiraahdo Benjamin Mendy.   waxayna Unitedka u aragta in xiddigan uu yahay bedalka ciyaaryahanka aan mustaqbalkiisa la hubin ee Luke Shaw.   xiddigan xulka da’dooda ka hooseysa 21 jirka ee […]

Continue reading …
Man utd oo indhaha  la raaceeysa laacib katirsan naadiga As Monaco

Laacibka garabka ugu ciyaara naadiga Monaco iyo xulka qaranka Portugal Bernardo Silva ayaa soo jiitay indhaha kooxda man utd iyo macalin mourinho. Maalmihii dambe weerarka man utd waxa uu ahaa mid loo riyaaqo balse macalin jose ayaa doonaya laacibkan ay isku xulka yihiin in uu keeno gegada old trafod maadaama uu saameeyn xoogan ku yeeshay […]

Continue reading …
Barcelona oo iska fasaxaysa Luis Enrique, si ay bedelkiisa usoo qaadato,,,,

Barcelona ayaa liiska Macalinnimo ku darsatay hogaamiyaha qayrul caadiga ee Kooxda FC Sevillia Jorge Sampaoli. Blaugrana ayaa laga yabaa inay iska fasaxdo Luis Enrique, ka hor dhamaadka Xagaagan, sida uu sheegay Madaxwaynaha Kooxda Josep Maria Bartomeu. Agaasimaha Kooxda Sevillia Ramón Rodríguez Monchi ayaa kal hore sheegay in Jorge Sampaoli uu sii ahaan doono Tababaraha Kooxda […]

Continue reading …
Ole Gunnar Solskjaer oo laga yaabo in uu qabto Koox wayn oo magac ku leh dunida

Halyeeygii hore ee Kooxda Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa lagu wadaa in uu wadahadalo la qaato qaar ka mid ah mas’uuliyiinta xulka qaranka Norway.   Solskjaer ayaa qabtay xilkii tababarenimo ee Kooxda Molde 21-kii October sanadii 2015-kii isagoo la galay hishiis sedex sanno iyo bar, kaddib markii uu bedelay Tababare Mark Dempsey.   Madaxa […]

Continue reading …
Page 1 of 262123Next ›Last »
?>