Chelsea oo loo diiday in bisha Janaayo ay qaadato Cayaariyahan,,,

Kooxda Kubada Cagta ee Chelsea ayaa u muuqata mid ku guuldaraystay saxiixa daafaca bidix ee Kooxda FC Koln Hector Jonas.

 
Tababaraha kooxda Cologne Peter Stoger aayaa meesha ka saaray suurto galnimada in uu lumiyo Cayaariyahankiisa Jonas inta lagu guda jiro bishaan Janaayo ee suuqa Jilaalka.

 
Hogaamiyaha reer Talyaani ee Antonia Conte ayaa dalab ka gudbiyay Cayaariyahanada Michail Antonio iyo Hector Jonas, si uu ugu kaabo shaxdiisa inta lagu guda jiro xagaagan.

 
Sida ay shaacisay Jariirada The Express, Cayaariyahanka reer Jarmal ee Jonas Hector ayaa qandaraaskiisa Kooxda Koln uu ku eg yahay sanad Ciyaareedka 2021-ka, balse Blues ayaa sidoo kale tartan xoogan kala kulmi doonta Kooxda Liverpool oo qayb ka ah xiisaha Hector Jonas.

 

HAMBURG, GERMANY - OCTOBER 08: Jonas Hector of Germany runs with the ball during the FIFA World Cup 2018 qualifying match between Germany and Czech Republic at Volksparkstadion on October 8, 2016 in Hamburg, Germany. (Photo by Boris Streubel/Getty Images)

Posted by on January 12, 2017. Filed under England Premier League, falanqeynta, Germany Bundesliga, Horyaalada, Wararka-Suuqa, Wararkii u Dambeyey. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *