Filipe Luis oo rajeynaya inuu qandaraas cusub u saxiixo kooxda ,,,,,

0

Filipe Luis ayaa sheegay in muhiimadiisa ay tahay inuu dib u cusbooneysiiyo qandaraaska uu kula joogo kooxda Atletico Madrid, iyadoo ay jiraan warar ka imaanaya Spain.

33-sano jirkaan ayaa qandaraaska uu kula joogo Los Rojiblancos waxa uu ku egyahay mid ka mid ah seddex daafac oo garabka bidix ah oo ay Barcelona ka horeyso xagaaga.

Luis ayaa jeclaan lahaa inuu sii joogo Wanda Metropolitano, laakiin Atletico ayaa dooneysa inay bixiso qandaraas muddo dheer ah oo loogu talagalay ciyaaryahano ka weyn 30 sanno.

Xidigan  ayaa u sheegay Globo Esporte: “Muhiimadeydu waa inaan ku cusbooneysiiyo Atletico, laakiin ma xiro albaabada.”

Luis, oo 24 kulan u saftay Atletico tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan, ayaa sidoo kale doonaya kooxda reer Brazil ee Flamengo.

Share.

About Author

Leave A Reply