Horseed Oo Guul Muhiim Ka Gaartay Kooxda,,,,,

0

kooxda kubadda cagta Horseed ayaa maalintii shaley guul muhiim ah ka gaartay dhigeeda Jeenyo, kadib markii ay ugu adkaatay 4-0, ciyaar qeyb ka aheyd horyaalka Somali Premier League.

Kulankan ayaa ahaa mid aad u xiiso badan, Horseed ayaa guushan waxey u aheyd mid aad ugu muhiimsan.

Jeneyo waa kulankii labaad oo ay guul daro la kulmeyso kulamada horyaalka ah.

Xidigaha kala ah Hanad, Mugisha,Cadaani iyo Cadnaan ayee goolasha ka kala heshay kooxda Horseed.

Share.

About Author

Leave A Reply