Juventus Oo Markan Dagaal Ku Ah Real Madrid, Oo Sidee?

0

Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa waxey xiiso u qabta xidiga kooxda Real Madrid ee weerarka ugu ciyaara Marco Asensio sida ay saaka baahineyso warsidaha Tuttosports.

Marco Asensio qandraaska uu kula jiro kooxda Real Madrid ayaa ku eeg sanadka 2023, lakiin Real waxey u muuqata mid ay si sahlan ku fasixi karin xidigan.

Real Madrid ayaa iminka la daala dhaceysa bixitaankii Ronaldo iyado aysan wali helin badalka saxda xidiga reer Portugal iyado taas maankeeda ku heeso madaxdeynaha Real ayaa iminka qorsheynaya inuu ku sii hayo kooxda xidiga reer Spian.

Share.

About Author

Leave A Reply