Kooxda Tottenham Hotspur Ayaa Qalbiga Kasii Jabisay Kooxaha Damaaciga ka hayay……..

0

Kooxda kubada cagta Tottenham Hotspur ayaa guul aad ay ugu baahneyd ka gaartay dhigeeda Brighton Kadib kulan kartisan England premier League ,kulankan ayaa ahaa kulan ay indhaha ku hayeen kooxaha u Tartamaya Top 4 Arsenal iyo Chelsea O rajeynaya iney Kasoo Qwyb galaan Chanpion league Balse Kooxda Totenhamp ayaa Quus Lama Filaan ah gaarsiisay Kadib Markii ay kaga Adkaaday 1-0 Goolkaas oo uu ka caawiyay Xidigooda christian Ariksan Daqiiqadii 88 Ee Ciyaarta ,

Natiijadanayaa ka dhigan mid kooxda Tottenham Hotspur Kusii adkeyneysa Booska 3aad

Share.

About Author

Leave A Reply