Kulamada Caawa Champion League Laga Dheelayo OO Xiiso Leh.

0

kulamo xiiso badan ayaa caawa laga dheeli doona tartanka Champion League wareega 16-ka tartankan.

kooxaha PSG iyo Man United ayaa caawa wuxuu ka dhici doona garoonka Parc des Princes xili kulankii hore uu soo dhamaaday 2-0.

United waxa ay weyn doontaa adeega 10-xidig oo safkooda koowaad ah oo uu  ka qeyb ka yahay mishiinka dhaqaajiya ee Pogba kaas oo ganaax ku seegaya kulanka ,dhicakale kooxda lacagta u saaxiibka ah ayaan heli doonin xidigaha reer Latiin Amerika ee Naymar iyo Cavani.

dhanka kale Roma iyo Fc Porto ayaa caawa iyagana wada dheeli doona.

Share.

About Author

Leave A Reply