Kulamada Caawa Laga Ciyaarayo Tartanka Champion League

0

Caawa waxaa dhacaya kulamo xiiso badan oo ka tirsan Tartanka Champion League, wareega 16-ka champion League.

Tartanka Champion League ayaa caawa waxaa la dheela kulamadii lugtii labaad ee wareega 16-ka, waxaana fooda is dari doona kooxaha Real Madrid Vs Ajax iyo Borussia Dortmund VS
Tottenham Hotspur.

Real Madrid ayaa lugtii koowad waxey ku soo adkaatay 2-1 ciyaar ka dhacday wadanka Holland, halka Tottenham ay 3-0 ugu soo badisay kooxda
Borussia Dortmund.

Real Madrid Vs Ajax

Borussia Dortmund Vs Tottenham

Share.

About Author

Leave A Reply