Messi, Ronaldo iyo Neymar; Kooxaha Premier League Oo Ku Dhiban In Ay La Soo Saxiixdan Xidigo AY kamid Yihiin…………….

0

Naadiyasha ka dheela horyaalka ugu xiisaha badan ee Premier League ayaa caqabad ku ah in ay la soo saxiixdan xidigo waa weyn tusaale ahaan xidiga Gareth Bale.

majalada SunSport ayaa si cad u shaacisay in koox kasta oo ka ciyaarta horyaalka Ingariis ah aysan awoodiin in mushaar ahaan 650,000 oo ginni usbuucii u siiyaan xidiga Gareth bale

kaliya Gareth bale ma ahan sidoo kale waxaa jira dhawr xidig sida Messi , Ronaldo , Neymar , Mbappe, Suarez iyo xidigo kale oo badan

Hoos Ka eeg xidiga aysan u dhawaan Karin kooxaha Premier League,

Share.

About Author

Leave A Reply