Michail Antonio oo bartilmaameed u noqday Macalin Antonio Conte

Kooxda kasoo jeeda galbeedka Magaalada London ee Blues ayaa diiwaanka ku darsatay daafaca midig ee Kooxda West Ham United Michail Antonio.

 
Tababaraha Kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa qorsheynaya in uu si lama filaan ah ugu dhaqaaqo danbeedka midig ee Kooxda Hammers Michail Antonio oo hada ku jira qaab Ciyaareed aad u wacan.

 
Kooxda Blues ayaahada haysata Cayaariyahanka reer Nigeria ee Victor Moses oo hada dooqa kowaad ka noqday gagida Stamford Bridge tan iyo bilowgii ololahaan hada so conaya.

 
Xiddig yaraha reer Talyaani ee Michail Antonio ayaa kal Ciyaareedka hada so conaya Kooxdiisa kasoo muuqday 19-kulan xilli uu shabaqa tagay 8-jeer.

 

West Ham star Michail Antonio (left) is also being considered by the Premier League leadersConte, pictured on the touchline against Peterborough, is hoping to strengthen his squad

Posted by on January 11, 2017. Filed under England Premier League, falanqeynta, Horyaalada, Wararka-Suuqa, Wararkii u Dambeyey. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *