Morgan Schneiderlin oo tijaabo cafimaad u marayo Everton

Filed under: England Premier League,Wararkii u Dambeyey |

Morgan Schneiderlin ayaa tijaabo cafimaad u mari doono kooxda Everton kadib markii kooxda Manchester United ay aqbashay laacibkan .

Everton iyo United ayaa ku hishiiyeen aduun lacageed dhan £22m waxaana uu noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay oo Jose Mourinho xagaagan uu ka tago Old Trafford.
Everton ayaa tijaabo cafiimad marsiineysa Schneiderlin asida ay ku warameyso Sky Sports News.
Laacibkan ayaa saftay 29 kulana dhaliyay hal gool .

Halkan Ku dhiibo fekerkaaga

Posted by on January 11, 2017. Filed under England Premier League, Wararkii u Dambeyey. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *