Rasmi : Gagliardini oo ku biiray Inter

Inter ayaa si rasmi ah ula soo wareegtay laacibkii kooxda Atalanta Roberto Gagliardini waxaana ay kula soo wareegtay aduun lacageed dhan €25million.

Gagliardini ayaa dhwaan ka mid noqday xulka qaranka Italy, tasoo saro u qaaday sumacadiisa laacibka kooxda Atalanta.

Gagliardini ayaa ciyaaray 14 games kulan oo Serie A, waxaana uu hada ku dagalami doona booska joogtada ah ee kooxda Inter .

Posted by on January 12, 2017. Filed under England Premier League, Italian Serie A, Spanish-Primera-Division, Wararkii u Dambeyey. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *