Santiago Solari oo ku dhawaaqay safkiisa kulanka caawa, hadaba yaa ka maqan kooxda.

0

Macalinka hogaamiya kooxda kubadda cagta Real Madrid Santiago Solari ayaa ku dhawaaqay safkiisa oo caaawa kala hortagayo kooxda Ajax, kulan qeyb ka ah tartanka Champion League.

Hadaba liiska xidigaha kooxda Real Madrid uu ku dhawaaqay tababare Santiago Solari si ay kaga qeyb galaan kulanka Ajax ayaa kala ah:

Goolhaayeyaasha: Keylor Navas, Thibaut Courtois, Luca Zidane.

Difaacyada: Carvajal, Vallejo, Nacho, Varane, Marcelo, Reguilón.

Khadka Dhexe: Kroos, Modrić, Casemiro, Ceballos, Valverde, Asensio, Isco.

Weerarka: Benzema, Bale, Vasquez, Vinícius Jr, Mariano.

Share.

About Author

Leave A Reply