Shaxda Macquulka Ah Ee Zidane Uu Ku Soo Gali Karo Garoonka Kulanka Caawa

0

Kooxda Real Madrid ayaa isha ku haysa in ay ku soo laabato wadada guulaha kadib guuldaradii 2/1 ahayd ee Arbacadii ka soo gaadhay kooxda Valencia kulan ka tirsanaa horyaalka La Liga marka ay maanta marti galin doonaan kooxda Eibar.

Hadaba Tababare Zidane ayee macquul tahay in uu garoonka ku soo gala shaxdan.

POSS RM XI vs. EIB
Share.

About Author

Leave A Reply