Swansea City oo soo heshay bedelka Cayaariyahan Fernando Llorente

Kooxda Kubada Cagta ee Swansea City ayaa raadineysa bedelka Kalyantigeeda Fernando Llorente, kaasi oo loo malaynaayo in uu u dhaqaaqi doono Kooxda Chelsea.

 
Kooxda kasoo jeeda dhulwaynaha Wales ee Swansea ayaa arkootay Weeraryahanka Kooxda Leicester City Leonardo Ulloa oo hada dooqa sedexaad ka noqday garoonka King Power Stadium.

 
Cayaariyahanka reer Spain ee Fernando Llorente ayaa lagu wadaa in uu mar kale la sheego Macalinka reer Talyaani ee Antonia Conte isagoo u dhaliyay 6-gool 13-kulan uu kusoo bilowday, Xilli Kooxda Liberty Stadium ay hada raadinayso bedelkiisa.

 
Cayaariyahanka reer Argentina ee Leonardo Ulloa ayaa hore lala xiriirinayay Horyaalka lacagaha badan ee Wadanka Shiinaha, balse ka tagista Cayaariyahan Llorente ayaa laga yabaa in ay kusii hayso kasii Ciyaarista Horyaalka xiisaha badan ee Premier League.

 

Paul Pogba and Llorente run to celebrate with Conte after the striker's goal at Atalanta in 2013Llorente and Conte take part in a Champions League press conference at Juventus in 2013Leicester striker Leonardo Ulloa (right) has found first-team opportunities limited this seasonFernando Llorente could team up  with Chelsea boss Antonio Conte having done so at Juventus

Halkan Ku dhiibo fekerkaaga

Posted by on January 11, 2017. Filed under England Premier League, falanqeynta, Horyaalada, Wararka-Suuqa, Wararkii u Dambeyey. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *