Tababare Ernesto Valverde Oo Ku Dhawaaqay Liiska Caawa

0

Kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid ayaa caawa kulan xiiso badan wada ciyaari doona kaa oo qeyb ka ah horyaalka Spian La Liga.

Hadaba liiskan uu ku dhawaaqay tababare Ernesto Valverde ayaa waxaa ka maqan xidigo ay ka mid yihiin Ousmane Dembélé, Rafinha, Vermaelen iyo Arturo Vidal.

Ter Stegen, Cillesen, Semedo, Piqué, Lenglet, Umtiti, Alba, Sergi Roberto, Murillo. Busquets, Rakitic, Coutinho, Arthur Melo, Carles Aleñá, Lionel Messi, Luis Suarez, Malcom iyo Boateng.

Share.

About Author

Leave A Reply