Taider oo seegi doono koobka qaramada Africa

Filed under: England Premier League,Wararkii u Dambeyey |

Algeria laacibkeeda  Saphir Taider ayaa laga saaray koobka qaramada qarada Africa Cup kadib markii dhawac uu jilibka ka soo gaaray

24-sano jirkan ayaaa ciyaray kulankii 3-1 ugu badiyeen qaranka  Mauritania kulumada tijaabooyinka diyaar garowada koobka qaramada qaarada Africa .

Koobka qaramada qaarada Africa ayaa bilaaban doono  January 14 to February 5.

Taider ayaa lagu badalin doona laacibka qaranka Algeria ee lagu magacaabo Ismael Bennacer

Posted by on January 12, 2017. Filed under England Premier League, Wararkii u Dambeyey. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *