Wararkii Ugu Waa Weyna Ee La Soo Dhigo Twitter

0

Taageryaasha Xulka Qaranka England oo baraha Bulshada kaga falceliyay bandhiga uu sameeyay Jadon Sancho oo Three Lions ka soo muuqday Kulankiisii ugu horeeyay

Qoraal uu Twiterkiisa ku soo qoray Declan Rice sanadii 2016 oo uu ka raali galiyay taageryasha Xulka Egland, xilli tabaraha xulkaas ee Gareth Southgate uu dhankiisa ka hadlay

Ka dib markii David Alaba uu sheegay in uu yarantiisi taageri Arsenal, Gunners taageryaasheda oo baraha bulshada kaga dalbaday in kooxda la keeno ciyarayahaka Bayer Munich

Goolahayah Manchester United De Gea oo u jawaab celiyay fariin kaga timid taagere dayar ah hadiyadna u diray

Raheem Sterling oo bogga Twiterka Kula qeybsaday qoyska uu ka baxay dayarkii Crysal Balnce ee Damary Dawkins

Share.

About Author

Leave A Reply