Caawa Oo Kulamo Xiiso Badan Laga Dheeli Doono Tartanka Champion League

0

Kulamo xiiso badan ayaa caawa laga dheeli doona tartanka Champion League, wareega 16-ka.

Kulamadan ayaa ah kulamadii lugta 2-aad ee Champion League, waxaana caawa fooda is dari doonan kooxaha Juventus iyo Atletico Madrid, xili la xasuusto kooxda Juventus in loogu soo adkaaday lugtii hore 2-0 ciyaar ka dhacday dalka Spain.

Sido kale waxaa caawa jira kulan kale oo xiiso badan kaas oo dhaxmari doona kooxaha Man City iyo Schalke 04, ciyaartii hore waxey ku soo kala baxeyn 3-2 ay guusha ku raacday wiilasha City.

Ciyaarahan ayaa soo dhici doonan saacada markii ay tahay 11:00 oo habeenimo.

Share.

About Author

Leave A Reply