Diego Simeone Oo Qirtay Awoodo Uu Leeyahay Xidiga…….

0

Hogaamiyaha kooxda Atletico Madrid Diego Simeone ayaa sheegay in aan la xaqiri Karin awood uu leeyahay xidiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo kadib markii uu xaley ka cirib tiray kooxda Atletico Madrid tartanka Champion League.

Macalinka  Diego Simeone ayaa yiri’

Waxay ahayd inaan si wanaagsan ugu difaacano aageena, sababtoo ah Juventus waxay sameeneysay hormar badan”.

“Waana inaan u hambalyeynaa sababtoo ah si wanaagsan ayay u weerar tameen, waxayna u ciyaareen si ka fiican sidii hore, waxaan sameenay qaladaad badan, weyna naga fiicnaayeen”.

“Cristiano Ronaldo waa kan ugu fiican aduunka, wuxuuna sameyn karaa qaab ciyaareed sidan oo kale ah kulamada waa weyn”.

Share.

About Author

Leave A Reply