Falanqeynta Kooxaha Liverpool iyo Bayern Munich

0

Kooxaha Liverpool iyo Bayer Munich ayaa caawa fooda is dari doona kulan qeyb ka ah Tartanka Champion League.

Kulan ciyareedkii hore oo ka dhacay garoonka kooxda Liverpool ayaa ku soo dhamaday bar baro 0-0 ah  wallow hadii Liverpool ay gool ku dhaliso garoonka Allianz Arena ay u tahay mid fa’aido ah madaama ay Bayer wadan gool bananka ah .

Ogeysiiska ciyaarta :

Kulanka : Bayeren Munich VS Liverpool ( Champions League )

Goobta : Allianz Arena

Goorta :11:00 oo habeenimo

Garsoorka: Daniele Orsato (Italy)

Share.

About Author

Leave A Reply