Hordhaca Kulanka Arsenal iyo Everton

0

Kooxda Arsenal ayaa kualn ciyaareed xiiso badan la yeelaneysa Kooxda Everton kulan ka tirsan horyaalka Premier League oo maraya heerkii ugu xiisaha badanaa .

Arsenal oo dagaal ugu jirta kaalmaha lowgu soo baxo tartanka Champions League ayaa qatar ugu jirta in ay dhibco lumiyaan madaama kooxda Everton aysan aheyn kooxd fudu misane labo kulan oo xiriir ah soo badieyey.
Ogyesiiska Ciyaarta :

Kulanka : Everton VS Arsrnal ( Premier League )

Goobta : Goodison Park

Goorta : 4:5 oo galabnimo

Garsoorka : Kevin Friend

Share.

About Author

Leave A Reply