Juventus Oo U Soo Gudbtay Wareega Xiga Tartanka Champion League.

0

Kooxda Juventus ayaa dhigeeda Atletico Madrid ka gaartay guul soo laabashao ah kaddib markii ay uga adkaadeen 3-0 , wadarta goolasha ee labada kulan ayaana ah (3-2)

Ciyaaryahan Ronaldo ayaa saddex jeer shabaqada soo taabtay taas oo sababtay in ay Juventus ay u gudubtay wareega sided dhaamaadka Champion League.

Lugtii hore kooxda Juventus waxey la soo kulantay guul daro 2-0 habeenkii xaleyna waxey ku adkaatay naadiga Marwada Duqda 3-0.

Share.

About Author

Leave A Reply