Kooxda Lyone Oo Noqotay Kooxdii Ugu Horeysay Oo France ah ee Dhaliso………

0

Naadiga reer France ayaa guul daro ka soo gaadhay kooxda Barcelona ciyaar qeyb ka ah Tartanka Champion League kadib markii logu adkaaday 5-1, taas oo sababtay in ay ka harto kooxdan.

Balse cayaaryahan Lucas Tousart goolkii uu xalay Lyon u dhaliyay micno weyn ayuu u leeyahay sidoo kalena cayaaryahan Lucas Tousart goolkiisa kowaad uu tartankan ka dhaliyo ayuu ahaa asigoo 8-kulan cayaaray.

Lyon haatan si rasmi ah waxay u noqotay kooxda ugu goolasha badan ee Faransiis ah tartanka Champions League ayadoo 200-gool tartankan ka dhalisay.

Lyon – 200 gool

Paris – 195 gool

Marseille – 147 gool

Monaco – 144 gool

Share.

About Author

Leave A Reply