Kulamada Maanta Laga Dheelayo Shanta Horyaalka Qaarada Yurub

0

kulamo xiiso badan ayaa caawa ilaa galabta laga dheeli doona horyaalada kala duwan ee qaarada Yurub.

Horyaalada kala ah Spain, Talyaaniga, English iyo France ayaa kulamado xiiso badan laga ciyaari doona.

Hadaba hoos ka eeg kulamada iyo waqtiyada soo galayan.

Juventus vs Ac Milan 07:00

Bayern Munich vs Dortmound 07:00

Barcelona vs Athletic Madrid 09:45

Man city Vs Brighton FA Cup 07:30

Share.

About Author

Leave A Reply